Madaxweynaha DF Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa Lafilayaa inuu sameeyo magacaabis kale iyadoo muqdisho kasoconayaan olole loogu jiro xilal uu madaxweynuhu u magacaabayo Beesha Habar gidir -Sacad
Wararka ayaa sheegaya in Xarunta Vila Sooomaaliya soo buux dhaafiyeen Siyaasiyiin & odayaasha beeshaasi Sacad oo qayb ka ah ololaha magaacbista madaxweynuhu uu beeshan ku Qancinayo
HALKAN RIIX VIDEO DAAWO
