Waxaanu Halkan idiinku soo gudbinaynaa Waraysi Cali Xaraare uu la yeeshay Mustafe Martin oo dhowaan ku dhowaaqay inuu yahay Madaxwaynaha United Somaliland, Waxaana la hordhigay Su’aalo ay kamid yihiin Maxaa u Qabsoomay, Halkee Xaaladu maraysaa, Mise Howshu waxay uga dhamayd Hadalkii horey uga soo yeedhay oo keliya ?
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Madaxwaynaha United Somaliland ayaa wuxuu sheegay dhankiisa inay Guulo badan gaadheen,Islamarkaana hada ay heleen Taageerayaal aad u badan, Wuxuuna ka hadlay waxa dhexmaray Beesha caalamka, Gaar ahaan kuwa taageera Somaliland.
