WARARKA SOOMAALI

Daawo:-Jawaari oo shir jaraa,id qabtay kuna dhawaaqay in uu is casilay iyo goorta uu ka tagayo Villa Hargeysa-Video

Guddoomiyihii Baarlamaanka ee Iscasilay Maxamed Cismaan Jawaari oo Madaxwaynaha Ay Shir Jaraa’id wada Qabteen ayaa sheegay inuu xilka ka degi doono maalinta berri, si uu amaanada dib ugu celiyo baarlamaanka, isagoo xusay in sababta uu hada u soo muuqday ay tahay inuu si rasmi ah u caddeeyo is casilaadiisa.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Waxaa uu sheegay in wixii kaloo dheeraad ah uu maalinta berri ka hor-jeedin doono Baarlamaanka, isagoo u mahad celiyay shacabka Soomaaliyeed, kana raalli geliyay wixii jiray ee jahwareerka ahaa.

SOMALI NEWS

To Top