WARARKA SOOMAALI

Daawo:-Jaaliyadda Khaatumo ee Minnesota oo ka hadlay dilalka qorshaysan ee lagu ugaadhsanayo aqoonyahanka Laascaanood-Video

Kulan ay isugu yimaadeen Jaaliyadda Khaatumo ee ku dhaqan Gobolka Minnesota ee dalka Maraykanka ayaa waxay uga hadleen Haldoorka Bulshada ee lagu dilayo magaalada Laascaanood Sidii wax looga qaban lahaa.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Waxay Bulshada ku dhaqan magaalada Laascaanood ugu Baaqeen inay isku duubni sameeyaan, Kana Hortagaan Halista soo Noq-noqotay ee lagu ugaadhsanayo Haldoorkooda, Waxaana arintan kusoo beegmaysaa iyadoo dhowaan magaalada Laascaanood lagu dilay Alle ha u naxariistee Maxamed Cabdi Timir oo kamid ahaa Ganacsada ugu waawayn magaalada.

SOMALI NEWS

To Top