WARARKA SOOMAALI

Daawo- Jaaliyadda Khayr Abdi & M Garad ee Norway oo siweyn u teegaray nabadeynta , Baaq muhiim ahna soo saaray-Video.

Wax dundia si weyn ugu faafaya baaqyada nabada iyo wanaag doonka ah ee ay isgaadhsiinayaan jaaliyaddaha labada qoys ee wada dhashay M Garaad iyo Khayr Abdi, ayadoo kolba dal isugu imaanaya ayagoo iska saaraya dhamaan tuhumada shaydaan, tani aaa jaaliyadda Norway oo dhankooda nabad wada qaatay uguna baaqay walaaladooda gudaha dalkii jooga.

HALKAN KA DAAWO….

Odayaasha, aqoonyahanka, waxgaradka iyo dhamaan inta samaha jecel waxay ku baaqeen nabad iyo wada jir dhexdooda ah, iyo sidey ay uga go’an tahay taageerada ololaha culimada G Sool horsocodka ka yihiin ee joojinta dhiiga iyo xumaanta.

[email protected]

SOMALI NEWS

To Top