WARARKA SOOMAALI

Daawo: Madaxweyne Galaydh Hooyadii , Caasha Abdi Xiirey oo Baaq soo saartay Video.

Maamo Caasha Cabdi Xiiray oo ah Dadkii lahaa Fikirka iyo Maskaxdii in Magaalada Buuhoodle yeelato Garoon Diyaaradeed ayaa ka hadashay Tariikhda iyo sidii ay ugu dhalatay Fikirka ah in Buuhoodle Garoon loo dhiso.

Caasha Cabdi Xiiray oo hada ku sugan Magaalada Buuhoodle ee Gobalka Cayn waa Hooyadda dhashay Madaxweynaha Maamulka Khaatumo Dr Cali Khaliif Galeydh.sidoo kale waa Qurba-joogtii SSC ee ugu Horeeyay Buuhoodle.

HALKAN RIIX DAAWO VIDEO

Maamo Caasha ayaa waresyigan waxaa ay Baaq ugu dirta Guud ahaan Jaaliyada reer Khaatumo ee ku dhaqan Dalka Dibadiisa waxaana ay ka Codsatay in ay soo dhameystiraan Garoonka Magaalada Buuhoodle iyaga oo isku Duuban.

Wararka [email protected]

SOMALI NEWS

To Top