WARARKA SOOMAALI

Daawo:Qarax ismiidaamin ah oo Goordhow ka dhacay Magaalada Muqdisho iyo khasaare kala duwan oo ka Dhashay-Video

Qarax  ayaa goordhow ka dhacay meel ku dhow taalada daljirka dahsoon gaar ahaan baar Banooda oo ay dad badan oo mas’uuliyiinta dowlada ay ka cunteeyaan.

HALKAN RIIX DAAWO VIDEO

 

Qaraxan ayaa la sheegay inuu ahaa mid ka dhashay gaari waxyaalaha qarxa lagu xirey  oo goobta yiil, hase yeeshee lama sheegin qasaare ka dhashay qaraxan walow haatanay halkaa gaareen ciidamo ka tirsan dowlada.

Dhinaca kale qarax kale ayaa la sheegay inuu ka dhacay agagaarka Seybiyaano ee magaalada Muqdisho lama oga qaraxan waxa uu ka dhashay iyadoo wararka qaar ay sheegayaan in qaraxan uu ahaa mid ka dhashay gaari waxyaalaha qarxa lagu soo xirey,

Wixii kasoo kordha Halkan kala socda Insha allaah.

 

SOMALI NEWS

To Top