WARARKA SOOMAALI

Daawo:-Jaaliyadda ka soo jeeda Deegaanada SSC ee Kenya oo Soomaliland ugu baaqay in ay isaga baxdo Gobalka Sool-Video

Nairobi (Horufadhi News) –Puntland oo Xiisad dagaal kala dhaxayso Somaliland ayaa u muuqata Inay Taageero balaadhan ka helayso Bulshada ku dhaqan gobolada SSC iyo Jaaliyaddaha kasoo jeeda deegaankaasi.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Magaalada Nairobi ayaa waxaa kulan ku yeeshay Jaaliyadda kasoo jeeda Gobolada SSC waxayna uga hadleen Xaaladaha kasoo Cusboonaaday deegaanka, Waxay sidoo kale Taageero u muujiyeen Puntland.

Arrimahan oo dhan ayaa imaanaya iyada oo xiisada labada maamul sii cakirmayso isla markaana ay isku birtumanayaan mid kastaana ku faanayo in uu leeyahay Gobalka Sool isla markaana difaacan doono.

 

SOMALI NEWS

To Top