WARARKA SOOMAALI

Daawo-Sida loo tooganayo ku dhawaad 60 ruux Dalka Maraykanka oo argagaxleh”’-Muqaal cusub.

Wererka ka dhacay Las Vegas ayaa ahaa kii ugu ba’naa taariikhada dalweynaha Maraykanaka waxana dadka laga soo toogtay hotel ku dhaw meel ay ku xafladeenayeen, taasoo keentay in nin 64 jir ah oo rasaas muda la dhacayey ay ku le’deen.

HALKAN KA DAAWO….

Madaxweynaha Maraykanka ayaa amaanay jawaabta ay ka bixiyeen boolisku weerarku halka sida weyn loo dhaliilay jawaabtooda.

[email protected]

SOMALI NEWS

To Top