WARARKA SOOMAALI

Daawo Dhibane Kuxanuunsan Baadiye Cidlo Ah Iyo Dayaca Kamuuqda Muxsiniinta Oo Fariin Loodiray

Widhwidh Daa,Uud Siciid Aw Cismaan Waa Dhibane Soomaliyeed Oo Kuxanuunsanaya Baadiye Cidlo Ah Uu Kudhow Deegaanka Dhaban Saar G- Sool

Daa,Uud Waxa Uu Kasoo Jeedaa Qoys Danyar Ah Malaha Xoolo Waxay Kadhamadeen Abaartii Adkayd Ee Soomali Caydhaysay

Wuxuu Dhalay 3 Caruura Oo Hablo Yar Yar Ah Wuxuu Xanuun Sanayey Sanado Badan Waxa Uu Kuxidhan Yahay Geed Hoostii Dhaxan Bahal Iyo Gaajo Ayuu Udhexeeyaa

Aniga Oo Ah Sakariye Maxamed Ciise Ayaa Wada Baabuurtu Marto Kula Kulmay Waxaana Jeclaystay In Aan Tuso Kuwa Alle Dartii Wax Ulabaxa Si Ay Ugu Kacaan Uuna U Helo Daryeel Caafimaad Iyo Mid Nololeed

Alle Ayaa Yidhi Is Caawiya Kuwa Dunida Joogoow Markaas Ayaa Samada La Idinka Naxariisane

Dhaqaalo Waxaa Xerada Qoyskaasi Ugu Jiray 9 Neef Oo Adhiya Oo Hooyadeed Qoyskooda Ay Kuhaysto Waa Xaaska Daawuude

HALKAN KADAAWO MUUQAALKA DHIBANAHA

Daa,uud Ayaa Ubaahan Gurmad Dad Daga Waxaana Daawuud U Cida Umada Islaamka Meelkasta Oo Ay Dunida Kajogaan Madama Uu San Haysan Dhaqaalo Isaga Iyo Qoyskiisu

Alle Inagama Dhigo Kuwo Cid Ugurmata Weyna Walaal Keena Aan Kudadaalno Sidii Aan Uga Kicin Lahayn Baadiyahaas Cidlada Ah

Daa,Uud Waxaa Haya Xanuunka Dhimirka Halootar Tamo Khayrka

Cidii Caawinaysa Iyo Cidii Macluumaad Ugabaahan Waxay Kahelayaan Aniga Sida Aan Isla Qaadanay Qoyskiisa

+252 63 4494475 Ama +252 63 4470168 Allow Caawi Ka Unaxa Una Kaalmeeya Walaalkii

SOMALI NEWS

To Top