WARARKA SOOMAALI

Daawo:-Gudoomiyaha G.Banaadir oo Xaalad Caafimaad dibadda ugu qaaday Gabadhii yarayd ee Askariga Puntland Kufsaday-Video

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Thabit Ab ayaa Caafimaad dibadda ah u diray Dhibane Faa’iso Maxamed oo afar qaliin aay Gudaha dalka ku gashay lagu guuldareeystay, Faaiso waxaa wax yeelo kasoo gaareen xabbad uu askari kaga dhuftay xubinta taranka kadib isku day Kufsi xili Aay ku sugneed Boosaaso. Faaiso Waxaa safarka ku wehliya labadeeda waalid.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

SOMALI NEWS

To Top