WARARKA SOOMAALI

Daawo:-Khasaare dhimasho iyo dhaawac oo ka dhashay Dagaalkii maanta iyo odayaasha Laascaanod oo Puntland dusha ka saaray-Video

Khasaare ayaa ka dhashay dagaal abaaro sadexdii habeenimo ee xalay ka qarxay Deegaanka Gunburka Cagaare oo dhaca koonfurta fog ee Gobalka Sool kaas oo u dhaxeeya Beello walalo ah oo wada dega Mudug iyo Sool.

Khasaaraha ilaa hada warbaahinta loo xaqiijiyey tirada 7 ruux iyo dhaawacyada intaas in ka badan.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

SOMALI NEWS

To Top