WARARKA SOOMAALI

Daawo:-Gudiga Diyaaradaha Soomaaliya oo sida fiinta uga qayliyey Shirkadda Ethiopian Airlines-Video

Muqdisho (HM)-War Saxaafadeed ay soo saareen guddiga adeegga diyaaradaha Soomaaliyeed waxa ay ku muujiyeen cabasho ka dhan ah shiradda diyaaradaha Ethiopian Airlines iyagoo ku eedeeyay inay shirkadaas ay burburineyso adeegyadii ay shirkadaha diyaaradaha Soomaaliyeed muddo dheer u qaban jirteen dadka Soomaaliyeed.

Guddiga ayaa war saxaafadeedkiisa waxa uu ku sheegay in shirkadda diyaaradaha ee wadamada khaliijka iyo kuwo dalal kale ee Afrika ay ku jiraan tartan aan xalaal ahayn isla markaana burburinaya shaqo abuur Soomaaliyeed iyo kalsoonida shacabka.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

SOMALI NEWS

To Top