WARARKA SOOMAALI

Daawo:-Garoowe odayaal ganafka ku dhuftay hadalkii Siciid Deni“Sool iyo Sanaag gorgortan ma galaan,,-Video

Garoowe (HM)-Odayaasha iyo waxgaradka Puntland oo shir iskugu yimid magaalada Garoowe ayaa waxaa ay ka hadleen xaalada Puntland gaar ahaan xaalada Sool iyo Sanaag sidoo kale waxay soo qaadeen Buuhoodle iyo xaaladaha deegaanada Soomaliland haysato.

HALKAN KA DAAWO

Odayaashan ayaa waxaa ay ka sheegeen in aan gorgortan ah la galin karin Gobalada Soomaliland ,waxaana ay gashaanka u daruureen hadalkii Siciid Deni ee ahaa in wada hadal laga galayo Gobalada Sool ,Sanaag iyo Cayn.

SOMALI NEWS

To Top