WARARKA SOOMAALI

Daawo:-Gaalkacayo Galmudug iyo Puntland oo Shacab u kala wareejiyey Gaadiid ay kala haysteen-Video

Magaalada Gaalkacyo ayaa waxaa Maanta Maamulada Puntland iyo Galmudug ku kala Wareejiyeen Gaadiid Xamuul ah oo lagu kala haystay Degmooyinka Xarfo iyo Cadaado.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Waxaa madasha laga sheegay inaysan Jiri doonin Cid dambe oo Qabiil ahaan wax ku dhacda ama ku Qabsata, iyadoona Ciidamada isku dhaf ah ay meelkasta ugu tagi doonaan.

Maamulada Puntland iyo Galmudug oo horey Colaado u dhexmareen ayaa waxaa hada Muuqata inay Arintaasi meesha ka baxayso, Waxaana dhowaan la isku Furay wadooyinkii magaalada Gaalkacyo ee kala Xidhnaa.

 

SOMALI NEWS

To Top