WARARKA SOOMAALI

Daawo:-Faroolle oo sheegay in Ciidanka Maamulka Puntland ka qayb galeen Dagaalkii Gunburka Cagaare-Video

Madaxwyanihi Hore ee maamulka Puntland  ayaa si kulul uga hadlay dagaal Beeleedka Khasaaraha gaystay  ee dhexmaray Beelo kasoo kala Jeeda Mudug iyo sool.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Faroole ayaa Nasiib daro ku sheegay in Ciidamo ka tirsan Puntland  oo lagu Ogaa Goobaha Difaaca ay dagaalkaasi ka qayb galeen, Wuxuuna sidoo kale  Fariin u diray madaxwaynaha maamulka Puntland iyo Labada dhinac ee dagaalku dhexmarayo.

Ugu dambayntii wuxuu ka hadlay Arimaha Dastuurka Soomaaliya, Isagoona eedaymo kulul u jeediyey  Wasiirka Dastuurka ee Soomaaliya.

SOMALI NEWS

To Top