WARARKA SOOMAALI

Daawo:-Faroolle oo sharafta ka qaaday Cabdiweli Gaas kuna eedeeyay Colaada Beelaha Mudug iyo Sool u dhaxaysa-Video

Madaxwyanihi Hore ee maamulka Puntland  ayaa si kulul uga hadlay dagaal Beeleedka Khasaaraha gaystay  ee dhexmaray Beelo kasoo kala Jeeda Mudug iyo sool.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Faroole ayaa Nasiib daro ku sheegay in Ciidamo ka tirsan Puntland  oo lagu Ogaa Goobaha Difaaca ay dagaalkaasi ka qayb galeen, Wuxuuna sidoo kale  Fariin u diray madaxwaynaha maamulka Puntland iyo Labada dhinac ee dagaalku dhexmarayo.

Ugu dambayntii wuxuu ka hadlay Arimaha Dastuurka Soomaaliya, Isagoona eedaymo kulul u jeediyey  Wasiirka

SOMALI NEWS

To Top