WARARKA SOOMAALI

Daawo:-Xuutiyiinta Yamen oo usoo hanjabay Maamulka Somaliland iyo Muuse Biixi oo go,aan ka qaatay Saldhiga Berbera-Video

Xuutiyiintii dalka Yemen ayaa farriin soo direen, waxay ku sheegeen inay la socdaan dhaqdhaqaaqa Imaaraadku ka wado magaalada Berbera, Waxay sheegeen inay weerari doonaan, gantaaladooduna magaalada Hargeysa gaadhayaan.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Arintan ayaa kusoo beegmaysa iyadoo Imaaraadka oo kamid ah Xulufada dagaalka kawada Dalka yemen uu doonayo in Saldhig looga duulo yemen ka Hirgeliyo Duleedka magaalo Xeebeedka Berbera.

Xuutiyiinta ayaa mudooyinkii ugu dambeeyay Hormariyey Gantaalo Rido dheer, kuwaasi aan si rasmiya loo ogayn halka ay ka heleen, Waxaana Xusid mudan in magaalada Caasimada ah u Sucuudiga ee Riyaad ay Gaadhsiiyeen, Taasi oo ka dhigan Inay si fudud kusoo gaadhi karaan Berbera iyo Hargeisa, Iyadoona aysan Jirin wax difaac ah oo dhinaca Cirka ah.

SOMALI NEWS

To Top