Madaxwyanihi Hore ee maamulka Puntland ayaa si kulul uga hadlay dagaal Beeleedka Khasaaraha gaystay ee dhexmaray Beelo kasoo kala Jeeda Mudug iyo sool.
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Faroole ayaa Nasiib daro ku sheegay in Ciidamo ka tirsan Puntland oo lagu Ogaa Goobaha Difaaca ay dagaalkaasi ka qayb galeen, Wuxuuna sidoo kale Fariin u diray madaxwaynaha maamulka Puntland iyo Labada dhinac ee dagaalku dhexmarayo.
Ugu dambayntii wuxuu ka hadlay Arimaha Dastuurka Soomaaliya, Isagoona eedaymo kulul u jeediyey Wasiirka