Taliyaha Saldhigga dhexe ee Garoowe,Dhamme. Maxamuud Muuse Bile(Fardafuul) oo xalay shir jaraa’id ku qabtay Garoowe ayaa si faahfaahsan uga warbixiyey xaaladda guud ee Amniga caasimadda Garoowe ee Xarunta Maamulka Puntland.
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Taliye Fardafuul ayaa ka hadlay dilal ka dhacay Hargeysa oo ay geysteen Kooxo Maafiyo ah oo Dadka Mobilada ka dhacaya Kuwaas oo baryahanba amni daro xoggan ka waday Magaalada Garoowe.