WARARKA SOOMAALI

Daawo:-Dhacdo naxdin leh dhulka oo Dilaacaya Magaalada Qardho iyo Shacabka Deegaanka oo ka hadlay-Video

Halkani idin muuqaata waa meel ku daalo dacalka magaalada Qardho,waxaana ka muuqda Dilaaca dhulka ,waxaana halkaan ku yaalo Goobo Waxbarasho oo caan ah.

Muddooyinkii u danbeeyay ayaa agagaarka magaalada Qardho waxaa ku soo badanayay dhul dillaaca ama “Bohosha”,taasi oo dadka badan ay la yaabeen.

Goobtaan dhul dillaaca ka dhaco waa xaafad ka mid ah magaalada Qardho,waxaana laga cabsi qabaa inuu khasaaro lixaad leh ka dhasho.

SOMALI NEWS

To Top