WARARKA SOOMAALI

Daawo:-Dagaaal iyo gacan ka hadal dhexmaray xubno ka tirsan Xildhibaanadda Maamulka Somalilland iyo sida ay wax u dhaceen-Video

Dagaal Gacan Qaad ah isla Markaasna Gacanta la iskula Tagay ayaa Dhex Maray Xildhibaano ka Tirsan Maamulka Somaliland Gaar ahaana Golaha Deegaanka ee Gabilay.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Xildhibaanada ayaa Qaar kood u Gacan Qaadeen Xildhibaano kale iyagoo intaasi ka dibna La Hadlay Warbaahinta isla Markaasna ka Hadlay Wixii Dhacay.

SOMALI NEWS

To Top