WARARKA SOOMAALI

Daawo:-Xildhibaan Banaanka soo dhigay cida cuntay iyo halka ay ku baxday Lacagtii Biyo-galinta Hargeysa-Video

Xildhibaan Nacnac oo ka mid ah Golaha Wakiilada Somaliland ayaa si adag uga Hadlay Musuqmaasuqa Balaadhan ee Lagu Sameeyey Mashruucii Biyaha Hargaysa Lagu Keeni Lahaa ee Deegaanka Xumbo Wayne .

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Deegaanka Xumbo Wayne ayaa ah Deegaan Biyaha Looga Keeno Magaalada Hargaysa Waxaana Laga Waday Mashruuc Biyo Galin ah kaas oo Hada La Sheegayo in la Lunsaday Lacagtiisii.

SOMALI NEWS

To Top