WARARKA SOOMAALI

Daawo:-Cuuqaasha iyo waxgaradka G.Mudug oo ka hadlay Cawaaqib xumadda ka dhalan karta Dagaalka Gunburka Cagaare-Video

Cuqaasha iyo Waxgaradka Gobolka Mudug oo Warbaahinta kula hadlay magaalada Gaalkacyo ayaa Ka hadlay Colaada iyo dagaalka dhexmaray Beelo kasoo kala Jeeda Gobolada Sool iyo Mudug, Iyagoona ka digay Cawaaqib xumada dagaalku uu leeyahay Aakhiro iyo Adduunba.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Odayaasha ayaa ku Baaqay in Lasoo Afjaro Colaadaasi, Iyagoona sheegay inaysan Jirin wax ka wanaagsan Nabad oo la Helayo,     Sidoo kale waxay ku baaqeen in dadka Colaada Kharash ku bixinaya ay Nabada ku bixiyaan ” Waa Arin Fool xun oo u baahan in si deg deg ah wax looga qabto, Dhinacyada ay Khusayso waxaanu ugu Baaqaynaa in loo Istaago arintaasi”

 

SOMALI NEWS

To Top