WARARKA SOOMAALI

Daawo:-Cali Mareexaan“Puntland 2003 iyadaa Laascaanood Dadka ku toogan Jirtay” muxuu ka yidhi Dagaalka-Video

Laascaanood (Horufadhi News)-Cali Xasan Maxamed  ( Cali Mareexaan ) oo Wasiir kasoo noqday Xukuumadii Muuse Biixi, oo ka hadlay Xiisada Gobolka Sool ayaa Puntland ku eedeeyay inay dagaalka  Wado.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Wuxuu sheegay in wax lala yaabo ay tahay Hadalka kasoo yeedhay ee Puntland Wuxuuna sheegay inaysan Jirin Cid gumaysata laascaanood,  Wuxuuna sheegay in Puntland ay dadka ku toogan jirtay Laascaanood, Wuxuuna ka hadlay arimo kala duwan oo ku aadan Laascaanood.

Hadalka Cali Marexaan ayaa kusoo aadaya xili Maamulka Puntland ku adkeysanayo in uu sii socon doono Dagaalka kala dhexeeya Somaliland inta bay dhaheen Somaliland haysato Taako kamid ah Dhulk Sool.

SOMALI NEWS

To Top