WARARKA SOOMAALI

Daawo:-Faroole oo Dowladda Federaalka siiyey tallo ku saabsan maamulka Soomaliland-Video

Garoowe (HM)-Madaxweynihii hore ee maamulka Puntland Cabdiraxmaan Faroole oo hadlayey warbaahinta isla markaana ka hadlayey arrimaha dastuurka ku meel gaadhka ah ee Soomaaliya wuxuu soo hadal qaaday maamulka Soomaliland.

Faroole ayaa sheegay in wada hadal lala furo maamulka gooni isku taaga sheegta ee Soomaliland isaga oo sheegay in ay muhiim tahay in lala hadlo wax uu ugu yeedhay Gobaladii waqooyi ee ingriisku gumeysan jiray waqoyiga Soomaaliya hadana la baxay Soomaliland Faroole ayaa yidhi,,inta aan dastuurka la dhamayn waxaan talo oday nimo kusoo jeedinayaa in la keeno Soomaliland lalana hadlo si ay xubnahooda u keenaan,,.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

SOMALI NEWS

To Top