WARARKA SOOMAALI

Daawo:-Cabdiraxmaan Cirro oo Muuse Biixi daba dhigtay soona Bandhigay Sababta ka dambeysa Xadhiga Boqor Buur-madow-Video

Gudoomiyaha Xisbiga Wadani C.raxmaan Cirro ayaa soo bandhigay Sabab layaab leh oo uu sheegay in loo xidhay Boqor Cismaan Maxamed Buur-madow.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Cirro ayaa sheegay inaanu Xadhiga Boqorlku salka ku haynin Safarkii uu ku tagay Puntland, Wuxuuna sheegay in loo xidhay Muran ka dhexeeya Xisbiga Kulmiye dhexdiisa, Taasi oo Salka ku haysa in Madaxwayne Muuse Biixi uu soo Wareejiyo Xisbiga Kulmiye, Sidii Horey la isku ogaa.

SOMALI NEWS

To Top