WARARKA SOOMAALI

Daawo:-Buuhoodle Warbixin ku saabsan Deegaanka Maroodi jeex iyo Horumarka ka socda-Video

Deegaanka Maroodi Jeex oo Kamid ah Deegaanada Cusub ee Dhawaan La aas aasay ayaa Haatan Waxaa Laga Dareemayaa Isbedel Dhinaca Horumarka ah oo Bulshada Deegaankaasi Kunool ay Wadaan Xiligan Loona Baahan yahay in Taageero Loo Fidiyo.

 

HALKANI KA DAAWO VEDIO

 

Deegaankaasi ayaana Xiligan Waxaa Ka soconaya Dhismaha Misaajid Balaadhan Kaasi oo ah Mid Qaybyo ah Loona Baahan yahay in La Dhamaystiro, Cuqaasha iyo Waxgaradka Deegaankasi ayaana Xiligan Waxay ka Hadleen Baahiyaha Deegaankaasi Ka Jira.

 

 

SOMALI NEWS

To Top