WARARKA SOOMAALI

Daawo:-Buuhoodle maanta isku soo bax lagu taageersan yahay Puntland iyo fariinta Muuse Biixi-Video

Buuhoodle (Horufadhi News)-Magaalada Buuhoodle waxaa maanta ka dhacay Isku soo bax looga hadlay Xiisada Colaadeed ka taagan Gobolka Sool iyo dagaalkii ka dhacay deegaanka Turakaq ee dhexmaray Puntland iyo Somaliland.

Waxaa Halkaasi ka hadlay waxgarad iyo Masuuliyiin kala duwan waxayna Fariin u direen Madaxwaynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, Sidoo kalana waxay taageero u muujiyeen Puntland.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Shacabka reer Buuhoodle ayaa sidoo kale waxaa ay fariin adag u direen Madaxweynihii Khaatumo Cali Khaliif Galaydh oo in dhawaalleba ku sugnaa magaalada Hargeysa waxaana ay ugu baaqeen in uu isaga soo baxo Madaxtooyadda Somaliland.

 

SOMALI NEWS

To Top