WARARKA SOOMAALI

Daawo:-Shacabka Laascaanood oo kala tageersan maamuladda Puntland iyo Somaliland, Sidee uga hadleen Dagaalka?-Video

Laascaanod  (Horufadhi News)-Qaar kamid ah shacabka ku dhaqan magaalada Laascaanood ee Xarunta Gobolka Sool ayaa siyaabo kala duwan uga hadlay Xaalada colaadeed ee ka taagan deegaanka Tukaraq ee Gobolka Sool,kadib dagaalkii cuslaa ee Hal maalin ka hor dhexmaray Maamuladda Somaliland iyo Puntland.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Qaar kamid ah ayaa Taageero u muujiyey Somaliland, Halka qaar kalana ay taageero u muujiyeen Puntland iyagoo sheegay inay dhibaato ku haysay deegaanka Puntland,halka qaarka kalana ay sheegeen in ay Somaliland u wanaagsan tahay.

Hadalkan shacabka reer Laascaanood ee kala tageersan Puntland iyo Somaliland ayaa waxaa ay kusoo beegmaysaa xili ay dhawaan Somaliland war qoraal ah oo kasoo baxay ku sheegtay in aan Laascaanood laga ogalayn Saxaafadda aan ogalaanshaha ka haysan ama warqadda kasoo qaadan Maamulka Gobalka Sool ee Somaliland.

 

SOMALI NEWS

To Top