WARARKA SOOMAALI

DAAWO:-Boolis iyo Dad careysan oo isku dhacay iyo khasaaro ka dhashay

Booliska Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ee Congo iyo dibedbaxayaal ayaa isku dhacyo ku dhex maray magaalada Kinshasha, kuwaas oo dhaliilsan dhowr weerar oo lagu soo qaaday Bariga dalkaasi.

Barasabka magaalada ayaa mamnuucay dibedbaxyada oo uu soo abaabulay siyaasiga mucaaradka ah ee Martin Fayulu.

Magaalada Kinshasa, booliska ayaa sunta dadka ka ilmeysiisa u adeegsaday banaanbaxayaasha oo ku baaqayay in la qaado tallaabo lagu soo afjarayo xiisad ka jirta meel u dhaw laba kun oo kilomitir.

Halkaan riix si aad u Daawato Muuqaalka.

SOMALI NEWS

To Top