Muqdisho (HM)-Booliska ayaa gacanta ku soo dhigey gabar ka xaday wiil yar oo dhalanaa inkayar 24 saacadood isbitaalka SOS ee magaalada Muqdisho...
Nairobi ( HM ) Madaxda Maamul goboleedyada ee ku sugan magaalada Nairobi oo kala Madaxweynayaasha Jubbaland, Galmudug iyo Puntland, waxa ayna Madaxdan kulamo...
Hargeysa (HM) ―Cali Khaliif Galeydh Madaxweynihii Khaatumo oo mar kale ka hadlay Heshiiskii u dhaxeeyey Khaatumo iyo Somaliland ee sanadkii 2017 ka...
Gaalkacyo (HM)-Wararka ka imaanaya deegaanka Docol ee gobolka Mudug ayaa sheegaya inuu gubtay baqaar hubka lagu keydiyo oo ku yaala saldhiga dhexe...
Muqdisho ( HM ) Maamulka Cisbitaalka Hooyada iyo Dhallaanka SOS ee ku yaala degmada Huriwaa ayaa war ka soo saaray canugii ku dhashay...
Muqdisho (HM)-Wararka laga helayo Isbitaalka Hooyada iyo Dhalaanka SOS ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in shalay maqribii lagu xaday canug yar oo...
Garoowe (HM) Maamulka Puntland ayaa xalay saqdii dhexe magaalada Garoowe waxa ay soo gaadhsiiyay shan kamid ah dadkii ku lugtaa kiiskii kufsiga...
Hargeysa (HM) ― Maamulka Muuse Biixi ayaa markii uhoreysay ka hadlay cabashooyin maalmihii u dambeeyay ka taagna dhul ay ka dhisaneyso Madaxtooyo cusub...
Muqdisho (HM)-Wasiirka Wasaaradda Amniga Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Abuukar Isloow `ayaa sheegay in dowlada aysan aqbalaynin banaanbaxyada laga soo abaabulo baraha bulshada sida...
Muqdisho (HM)-Boqorka dalka Sacuudiga Salman bin Abdulaziz ayaa martiqaad soo gaarsiiyay madaxda dowladdaha Soomaaliya iyo Jabuuti, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Ismaaciil Cumar...