Muqdisho (HM)-Ciidamada Milateriga ayaa u muuqda in si tartiib tartiib ul wareegayaan talada dalka, kaddib markii saaka aroortii la arkayay kumanaan askari...
Hargeisa ( HM) Kulan looga hadlayey Dhibaatada Qabyaaladda oo lagu Qabtay magaalada Hargeisa, ayaa waxaa ka Qayb galay Aqoonyahano iyo Qaybaha kala...
Khartoum (HM) – Madaxweynaha dalka Suudaan Cumar Al-Bashiir ayaa lagu qasbay inuu is casilo sida ay goor dhow qortay Wakaaladda Wararka ee Reuters....
Garoowe (HM)-Xili magaalada Garoowe ee gobalka Nugaal shalay lagu soo gabagebeeyay shirkii golayaasha sharco dejinta ayaa waxaa isi soo taraya doodad ku...
Muqdisho ( HM) Madaxweynaha dalka Suudan Cumar Xasan Al-bashir ayaa xilka ka degaya kadib Banaanbaxyo iyo Kacdoon Shacab oo dalkaa ka dhacay,...
Muqdisho (HM)-Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa ugu baaqay dowlada federalka Soomaaliya inay soo farogeliso arrimaha biyo la’aanta wabiga Shabelle...
Muqdisho (HM)-Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa warqadaha aqoonsiga ka guddoomay Danjireyaasha dalalka Seerbiya iyo Koonfur Kuuriya usoo magacaabeen Soomaaliya Mudane Dragan...
Laascaanod ( HM) Magaalada Hargeisa waxaa kulan ku dhex-maray Madaxweyne Muuse Biixi iyo Ganacsade Axmed Cismaan Geelle, kulankaasi oo u daaran daminta...
Boosaaso (HM) – Lix nin oo lagu eedeeyey inay dad sixreen ayaa maanta lasoo taagay maxkamadda darajada koowaad ee gobolka Bari ee magaalada...
Laascaanood (HM) –Shalay gelinkii dambe ilaa maanta waxaa Soomaalida ay aad baraha bulshada isugu dirayaan maqaal lagu daabacay wargeyska Washington Examiner ee kasoo baxa...