Garoowe (HM)-Madaxweynaha Maamul goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta u ambabaxay wadanka Isutagga Imaaraadka Carabta. HALKAN KA...
Muqdisho (HM)-Nin Soomaali ah oo laga tarxiilayey Ingiriiska ayaa si mugleh waxaa uga falceliyey rakaabka diyaarad la sarnaa oo ka horjoogsadey sarakiisha...
Muqdisho (HM)-Wasaaradda arrimaha dibadda ee Imaaraadka Carabta ayaa muwaadiniinteeda uga digtay inay u safraan Soomaaliya, iyadoo ka cabsi qabto weeraro iyo afduub...
Muqdisho (HM)-Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa shalay magacaabay xilka Wasiirka Arrimaha Dastuurka ee Dowladda Federaalka ah ee oo muddo bil...
Laascaanood (HM) – Ololaha uu wadaado Janaraalka howlgabka ah ee lagu magacaabo Gen Khalifa Haftar ayaa qarka u saaran in lagu qabsado Magaalada Caasimadda...
Jigjiga ( HM ) Warbaahinta Aljazeera ayaa Warbixin ku eegtay magaalada Jigjiga, oo dhacda Goob muhiim ah islamarkaana ah Hada Xudunta isku xidha...
Hargeisa (HM ) Magaalada Hargeisa Ciidamada Booliiska ayaa gaadhigii Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaradka Waddani Abdirahman Cirro, Ka dhex qaatay Suuqa Bandhantiisa, Iyadoo Ciidamadii...
Muqdisho (HM)-Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali kheyre ayaa waxaa uu Maanta Magacaabay saddex ka mid noqonaya golaha Wasiirada Soomaaliya,kuwaas oo xilalkooda ay...
Muqdisho (HM)-Dagaal ayaa ka dhex qarxay ciidamo daacad u ah dowlada Libya iyo maleeshiyaad mucaaradka ee ka yimid dhinaca Bari ee dalkaas....
Muqdisho (HM)-Shacabka Soomaaliyeed ee kunool gudaha iyo dibadda ayaa si weyn uga sii niyad jabaya habdhaqanka Xildhibaanada golaha Shacabka ,kuwaa oo sii...