Laascaanood (HM)-Booliiska Somaliland ee gobolka Sool ayaa xalay magaalada Laascaanood ee xarunta gobolkaasi ku xiray Abukar Cabdi Geelle oo soo noqday guddoomiyaha gobolka...
Garowe (HM)-Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa la filayaa in saacado kadib uu gaaro magaalada Garowe ee xarunta Puntland. Waxaa magaalada...
Muqdisho ( HM ) Telefishinka Universal ayaa soo bandhigay soo Bandhigay Sida Ganacsatada Muqdisho ay uga amar qaataan Kooxda alshabaab, Iyadoo Ganacsatada magaalada...
Jigjiga ( HM ) Ciidamada Dawlad deegaanka Soomaalida ayaa Qabtay HUB lasoo galinayay deegaanka Soomaalida, Kaasi oo kasoo gudbay dhinaca Somaliland, Waxayna ciidanku sheegeen...
Hargeisa ( HM ) Xildhibaanada Golaha guurtida iyo wakiilada ee Somaliland ayaa Saaka isugu yimid Fadhi Cod loogu Qaadayey Xaalada degdeg aha ee...
Hargeisa (HM) Cali Khaliif Galaydh ayaa Quus ka Muujiyey Fulinta Heshiiskii maamulka Khaatumo la galay maamulkii Axmed Siilaanyo, Isagoo Xalay Khudbad ka...
Laascaanood (HM)-Magaalada Hargeisa waxaa maanta Isku soo bax ka sameeyay Qaar kamid ah Haweenka ku dhaqan magaalada, Kuwaasi oo sheegay in Caruurtoodi oo...
Laascaanood ( HM) Saraakiisha Ciidamada Milatariga iyo Booliska ee Somaliland Sareeye Gaas Nuux Ismaaciil Taani iyo Sareeya Gaas C.laahi Fadal imaan oo Warbaahinta...
Hargeisa ( HM) Xisbiga wadani ayaa siwayn uga soo Horjeestay Go’aankii Madaxwaynaha Somaliland Muuse Biixi uu Xaalada degdega ah ugu soo rogay...
Garoowe (HM)-Wasaaradda haweenka ee Puntland ayaa sheegtay in ay soo bandhigi doonaan dhowaan rag kufsi ka geystay deegaanno ka mid ah maamulkaasi....