Magaalada Laascaanood ee Xarunta Gobolka Sool ayaa waxaa xalay si wayn looga xusaya Munaasabadda sannad guurada 63-aad ee ka soo wareegtay markii...
Ciidanka Booliska gaarka ah ee Haramcad ayaa saakay howlgal qorsheysan ka sameeyay deegaanno ka tirsan degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellaha Hoose ee...
Ciidanka xoogga dalka iyo kuwa macwiisleyda ah ayaa duhurnimadii Maanta dib ula wareegay gacan ku heynta deegaanka Daaru-Nicma, oo aroornimadii hore ee...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa khadka taleefanka kula hadlay Madaxweynaha dalka Turkiga Rajab Dayib Ordogan, Amiirka dalka Qatar Tamiim...
Waxaa Maanta deegaano iyo degmooyin ka tirsan Gobolada Galgaduud iyo Shabeellaha Dhexe looga dabaal-degayaa maalinta koowaad ee Ciidul Adxa, xili shalay dunida...
Salman Momika oo ah Kirishtaan 37 jir ah, kuna nool dalka Sweden ayaa waxa uu shalay oo ahayd Maalintii Koowaad ee Ciiddul-Adxa...
Wasiirka Difaaca Israa’iil Yoav Gallant iyo sarkaal sare oo Falastiin ah ayaa ka wada hadlay rabshadaha ka socda Daanta Galbeed ee la...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo mas’uuliyiin iyo qaybaha kala-duwan ee bulshada kula tukaday salaadda ciidda masaajidka Isbahaysiga Islaamka ayaa...
Waxaa Maanta oo Arbaco ah taariikhduna tahay 28-ka bisha June 2023 siweyn looga Ciidayaa dalka Soomaaliya iyo dunida Muslimka maalinta koowaad ee...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo ku aaddan maalinta xornimada dalka Jabuuti u diray Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle, xukuumaddda...