Faah faahino ayaa laga helayaa qaraxyo Is-miidaamin ah oo Maanta Al-Shabaab ay ku qaaday degmada Baardheere gaar ahaan xero ciidan oo ku...
Wararka aan ka heleyno degmada Baardheere ee Gobolka Gedo ayaa sheegaya in goor dhow halkaas ay ka dhaceen qaraxyo Is-miidaamin ah oo...
Wakiilada Beesha caalamka ee Soomaaliya ayaa sheegay inay ka walaacsan yihiin colaadda magaalada Garoowe iyo ‘saamaynta ay ku leedahay dadka rayidka ah’...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Xukuumadda Federaalka Xamsa Cabdi Barre, ayaa gaaray waddanka Boqortooyada Sucuudi Carabiya, halkaas oo uu kusoo gudan doono waajibaadka Xajka....
Xaalada magaalada Garoowe ee caasimadda dowlad Goboleedka Puntland ayaa saaka dagan, kadib markii shalay dagaal xooggan uu ku dhexmaray ciidanka ammaanka maamulka...
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ka tacsiyeeyey dadkii shacabka ahaa ee ku naf-waayay dagaalkii ka dhacay magaalada Garoowe ee caasimadda dowlad-goboleedka Puntland....
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre ayaa tacsi u diray qoysaska iyo ehelka dadkii ku geeriyooday isku dhacyadii maanta...
Khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa ka dhashay dagaal xooggan oo Maanta magaalada Garoowe ku dhexmaray ciidanka ammaanka dowlad Goboleedka iyo...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka ahna kusimaha Madaxweynaha Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa ku baaqay in si degdeg ah oo shuruud la’aan...
Ciidanka Xoogga Dalka gaar ahaan ururka 5-aad Guutada 16-aad ee DANAB ayaa howlgal qorsheysan ku dilay 13 dagaalame oo ka tirsanaa Ururka...