Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa labo kulan la kala qaatay Guddiga La socodka Dib-u-eegista iyo Hirgelinta Dastuurka iyo Guddiga...
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa xilka qaadis ku sameeyay Guddoomiyihii Gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan, isagoona magacaabay...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Barlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa magacaabay guddi gaar ah oo warbixin ka soo diyaariya...
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa Maanta oo sabti ah xilka qaadis ku sameeyay Wasiirkii Wasaaradda amniga Puntland Cabdisamad Maxamed...
Afhayeenka Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Cabdirashiid Maxamed Xaashi ayaa shaaciyay in Cali Cabdi Wardheere (Cali Yare) oo kamid ahaa xisbiga Nabad iyo...
Gabdho Soomaali ah ayaa goor dhow ku geeriyooday shil gaari oo ka dhacay wadada lagu magacaabo lake street ee magaalada Minneapolis ee...
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sh. Axmed oo maalmo kahor dib ugu soo laabtay magaalada caasimadda ah ee Muqdisho ayaa bilaabay...
Guddoomiye ku-xigeenkii arrimaha Bulshada degmada Wanlaweyn ee Gobolka Shabeellaha Hoose ee Maamulka Koonfur Galbeed Haashim Maxamed Xasan ayaa saqdii dhexe ee xalay...
Diyaarado nooca aan duuliyaha laheyn ee Drones-ka ayaa xalay waxa ay duqeyn dhanka cirka ah ay ka fuliyeen deegaanka 14 Kiilomitir u...
Madaxweynaha Ruushka , Vladimir Putin ayaa booqanaya Turkiga , si uu ula kulmo dhiggiisa Turkiga , Recep Tayyip Erdogan, sida ay baahisay...