Jugta qarax xooggan ayaa dhowr daqiiqo kahor laga maqlay inta badan degmooyinka magaalada Muqdisho gaar ahaan xeebta Liido ee degmada Cabdicasiis, qaraxa...
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday tirada rasmiga ah ee ugu horreeysa ciidanka Midowga Afrika ee ATMIS ee laga saarayo dalka,...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay ganacsato iyo madaxda Bankiga Ziraat oo maalgashi ku sameynaya dalka....
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS Sheikh Adan Mohamed Nur Madobe ayaa shir guddoomiyay kulanka 22-aad ee Guddiga Joogtada ah Golaha Shacabka, kaasoo...
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Cali Guudlaawe Xueeen ayaa maanta Xarunta Madaxtooyada Hirshabeelle ku qaabilay Ergayga cusub ee Xoghaya Guud ee Qaramada Midoobay u...
Shirka Todobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada oo uu guddoominayey Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa lagu ansixiyay Jiheynta...
Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Saalax Axmed Jaamac iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray Magaalada Lusaka ee Caasimadda dalka Zambia, halkaasi...
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehliyo Ra’iisul Wasaaraha XFS ayaa casho Sharaf ku qabsoomtay Madaxtooyada waxa uu ku maamuusay Isimada...
Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay Janaraal Muhoozi Kainerugaba oo ah La Taliyaha Sare ee Hawlgalada...
Waxaa Maanta magaalada caasimadda ah ee Muqdisho lagu soo gaba-gabeeyay Shir u dhexeeyay Wasiirada Maaliyadda dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa dowlad Goboledyada,...