Xildhibaanada Baarlamaanka Maamulka Puntland ayaa maanta kulan aan caadi aheyn ku yeeshay magaalada Garoowe, waxaana kulanka guddoomiyay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Puntland, Cabdirashid...
Dagaal u dhexeeya ciidamada ammaanka Maamulka Puntland iyo ciidamo taabacsan mucaaradka Madaxweyne Saciid Deni ayaa Maanta ka dhacay magaalada Garoowe ee caasimadda...
Faah faahino dheeraad ah ayaa laga helayaa qarax sababay dhimasho iyo dhaawac oo saacadihii lasoo dhaafay ciidamo ka tirsan kuwa Milateriga Kenya...
Magaalada Garoowe ee Xarunta Gobolka Nugaal ayaa waxaa Maanta ka taagan xiisad u dhexeeysa ciidanka ammaanka Puntland iyo ciidamo hubeysan oo taabacsan...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa saxiixay Wareegtada lagu magacaabay Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Sarreeye Guuto Ibraahim Sheekh Muxiyadiin iyo...
Xafiiska xeer-ilaaliyaha guud ee Qaranka ayaa maanta horgeey Maxkamadda gobolka Banaadir saraakiil ka tirsan wasaaradda maaliyadda dowladda FS, kuwaas oo ku eedeysan...
Taliyaha Ciidamadsa xoogga dalka ayaa loo magacaabay Jenaraal Ibraahim Sheekh Muxudiin oo hore usoo noqday Taliyaha guutada 60aad ee ilaalada Madaxtooyada dalka....
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre ayaa Maanta oo axad ah guddoomiyey kulanka guddi hoosaadka Golaha Wasiirrada ee tiirka Soomaali...
Guddoomiyihii Gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan ayaa kasoo horjeestay xilka qaadistii uu xalay ku sameeyay Madaxweynaha dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen...
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa magaalada Garoowe ee Xarunta Gobolka Nugaal kulan deg deg ah kuila qaatay Hay’adaha Sharci...