Shir looga hadlay amniga guud ee Puntland, gaar ahaan Amniga caasimadda Puntland, ayaa Maanta ka dhacay magaalada Garoowe, waxaana intii shirku socday...
Baarlamaanka Jaamacadda Carabta ayaa cambaareeyay qaraxii ay Al-Shabaab dhawaan ku burburisay Masjid ku yaalla deegaanka Daaru Nicma ee hoostaga degmada Runir-good ee...
Garaad Jaamac Garaad Cali oo kamid ah Garaadada deegaannada SSC ayaa ka hadlay dagaalka bilihii lasoo dhaafay magaalada Laascaanood ee Xarunta Gobolka...
Al-Shabaab ayaa saacadihii lasoo dhaafay weerar ku qaaday saldhig ciidanka Maamulka Jubbaland ay ku leeyihiin deegaanka Geriley oo ka tirsan gobolka Gedo,...
Xafiiska xeer-ilaaliyaha guud ee Qaranka ayaa maanta maxkamadda Gobolka Banaadir horgeeyay garsoore ku eedeysan musuq iyo xatooyo xoolo dadweyne, sida lagu shaaciyay...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay Madaxweynihii hore ee dalka Shariif Sheekh Axmed. Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa...
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo sheegay inaysan dowladda fulin karin ballan-qaadayadeeda ay horey u gashay haddii aysan helin taageerada...
Taliska Booliska Gobolka Nugaal ayaa beeniyay warar saacadihii lasoo dhaafay lagu faafiyay baraha Bulshada oo lagu sheegayay in dhaq-dhaqaaqyo ciidan iska soo...
Madaxweynaha JFS Xasan Sheikh Maxamud, Ra’isul Wasaare Ku-xigeenka XFS, Saalax Axmed Jaamac, Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale),...
Waxaa Maanta oo sabti ah xiran inta badan waddooyinka magaalada caasimadda ah ee Muqdisho, waxaana waddooyinka la dhigay ciidamo farabadan oo isugu...