WARARKA SOOMAALI

Caalim oo ka Xog Waramay Shirka London War Farxad lehna u sheegay Somalida +video

Waxaa magaalada London Khamiistan maanta ah ka furmi doona shir ay isugu imaan doonaan madax fara badan iyo saaxibada Soomaaliya ee caalamka, kuwaasi oo isla soo qaadi doona xaaladda dalka, sida siyaasada, amniga,dhaqaalaha dib u dhiska ciidanka iyo hormarinta dhaqaalaha.

HALKAAN KA VIDEO

Aqoonyahan Maxamed Maxamuud Nuur Caalim oo ka faalooda arrimaha Soomaaliya, kuna sugan magaalada Helsinki ee caasimada dalka Finland ayaa ku tilmaamay shirka London mid guuleysan kara maadaama buu yiri dawladda Ingiriiska ay waxbadan ka ogtahay xaalada Soomaaliya shirkana iyada ay wadato.

Caalim ayaa rajo wanaagsan ka muujiyay in madaxda Soomaalida ay ku heshiin doonaan qodobada ka soo baxa shirka.

SOMALI NEWS

To Top