Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta u amba-baxay magaalada Addis Ababa ee Caasimadda dalka Itoobiya...
Guddiga Xallinta Khilaafaadka Doorashada Dadban ee Soomaaliya ayaa Go’aan ka gaaray oo dacwada kuraasta sumadoodu tahay HOP#201 HOP#209 IYO HOP#211, kuwaas oo...
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa Magaalada Muqdishu kula la qaatay Danjiraha Dowladda UK iyo Danjire xigeenka Dowladda Mareykanka...
Dowladda Jabuuti ayaa dowladda Federaalka Soomaaliya uga guuleysatay kursiga Golaha Nabadda iyo Ammaanka ee Midowga Afrika, kadib markii doorashada kursigaas ay ku...
Hoggaamiyihii kooxda Daacish ayaa lagu dilay howlgal xalay ka dhacay gobolka Idlib ee waqooyiga galbeed ee Syria, waxaa sidaas maanta ku dhowaaqay...
Waxaa Maanta Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug ka dhacday doorashada kuraas ka tirsan Golaha Shacabka Baarlamaanka 11-aad ee dowladda Federaalka Soomaaliya, kuwaasi...