Madaxweynaha JFS oo safar shaqo ku jooga dalka Turkiga ayaa khudbad ka jeediyey Machadka SETA ee dalka Turkiga,madaxweynaha ayaa khudbadiisa kaga hadlay...
Booliska Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay howgallo ka dhan ah kooxaha Ciyaal weerada ah ee dhibaatootinka ka gaysta Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya,...
Toogasho lagu dilay dhowr qof tiro kalana lagu dhaawacay ayaa ka dhacday dhismo ku yaalla Magaalada Highland Park ee dalka Mareykanka, waxaana...
Ciidanka gaarka ah ee NISA ayaa howlgalo ka sameeyay degmooyinka Howlwadaag, Wartanabadda, Yaaqshiid, Kaaraan iyo qaybo kale oo ka tirsan magaalada Muqdisho....
Kooxo hubeysan oo burcad ah ayaa xalay Magaalada Muqdisho gaar haana xaafad ka tirsan degmada Dharkeenley ee Gobolka ku dilay Macalin Jaamacadeed,...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe iyo wafti uu hogaaminayo ayaa u ambabaxay dalka Sucuudi Carabiya, iyagoona...
Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuu oo Booqasho rasmi ah ku jooga dalka Turkiye ayaa soo booqday Safaaradda Soomaaliya ee Magaalada...
Ciidamada Booliska Gobolka Banaadir, kuwa sida gaarka ah u tababaran ee Haramcad, Ciidanka NISA oo ay wehlinayeen Ciidamada Koontoroolada Guurguura ayaa xalay...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayey ayaa gaaray dalka Turkiga ayaa waxaa si diirran u soo dhaweeyey...
Dawladda Soomaaliya ayaa sheegtay inay shatiyo ganacsi siisay laba bangi oo laga kala leeyahay dalalka Masar iyo Turkiga, kuwaas oo lagu kala...