Wararka aan ka heleyno deegaanka Afar Irdood oo ku yaalla inta u dhaxeeyso Degmooyinka Maxaas iyo Baladweyne ee Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya...
Kooxo Bastoolado ku hubeysan ayaa fiidnimadii xalay agagaarka Isgoyska Banaadir ee magaalada Muqdisho ku dhaawacay Bilaal Bulshaawi, oo ah wiil caan ka...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS, mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa ka qayb galey xiritaanka shirweynaha 11-aad ee Guddoomiyeyaasha Baarlamaannadda Afrika oo...
Wasaaradda Tamarta iyo Kheyeraadka Biyaha Dawladda Fedraalka ee Soomaaliya oo si dhow ula socota Maraxaladaha adeegyada Saadaasha iyo Kormeerka biyaha (Hydrometeorological Monitoring...
Ciidamada Itoobiya iyo kuwa Ereteriya ayaa Khamiistii shalay weerar ku qaaday gobolka Tigreega ee woqooyiga Itoobiya, waxayna bartilmaameedsadeen ciidamada Tigreega, sida uu...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ka duulaya muhiimadda ay leedahay horumarinta nolasha shacabka Soomaaliyeed, kobcinta dhaqaalaha iyo ka faa’iideysiga...
Meydka Nin dab is qabadsiiyay ayaa duhurnimadii Maanta oo Arbaco ah laga helay Magaalada Hargeysa gaar ahaan Guri ku yaalla xaafada Jigjiga...
Ra’iisul Wasaara Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa maanta qaabilay Maamulaha Bangiga Adduunka ee Soomaaliya, Kristina Svensson. Labada dhinac ayaa waxaa...
Madaxweynaha Maamulka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 48 ee 31-da Agoosto 2022, kuna saabsan magacaabid Taliyaha Guud...
Dagaal u dhexeeyay kooxda macwiisleyda iyo Al-shabaab ayaa waxaa uu ka socday deegaanka Ceel-cadde oo 60-KM u jira Magaalada Baladweyne ee Xarunta...