Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadlay howlgalada ka dhanka ah Al-shabaab ee ka socda Gobolada dalka, gaar ahaan...
Midowga Afrika oo Ciidamada Soomaaliya ugu hambalyeeyay xoraynta degmada Aaden Yabaal ee Gobolka Shabeellaha Dhexe ee dowlad Goboleedka Hirshabeelle. Ergayga Gaarka ah...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo la kulmay Danjiraha Dowladda Turkiga Mehmet Yılmaz, Siihayaha Xilka Danjiraha Dowladda Norway ee Soomaaliya...
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah u shaacisay in dagaalamayasha Al-shabaab laga xoreeyay degmada Aaden Yabaal ee Gobolka Shabeellada Dhexe ee...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale Madaale ayaa dhawaan soo saaray amar ku socda Guddoomiyeyaasha degmooyinka oo lagu amrayay...
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Maanta waxa ay ku wajahan yihiin magaalada Jabuuti ee caasimadda...
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa caawa kulan deg-deg ah isugu yeeray guddiga joogtada ee Golaha Shacabka iyo Guddoonka Golahaasi ee...
Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa magaca ka bedelay Wasaaradda kalluumaysiga iyo Khayraadka badda, sida lagu shaaciyay wareegto kasoo...
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Hamza Abdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Wasiirka Horumarinta Caalamiga ah ee dowladda Norway Anne Beathe Tvinnereim....
Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta xukun dil toogasho ah ku riday Nin 29-kii bishii lasoo dhaafay ee...