Iyadoo oo meel Xasasi marayo Ololaha Doorashada ee
HALKAN RIIX DAAWO VIDEO
madaxwaynaha maamulka Somaliland, ayaa waxaa Hada Muuqda in Shacabka iyo Siyaasiyiintu ay isugu Baydheen Xisbiga Wadani.
Xubno isugu Jira Wasiiro, Wasiir ku xigeeno iyo Siyaasiyiin Xilal kala duwan u hayey Xisbiga Kulmiya ayaa maanta ku dhowaaqay inay iska Casileen, Kuna biireen Xisbiga wadani.
Dadka Falanqeeya Siyaasada ayaa sheegaya inay Guushu hada u badan tahay inay gacantiisa Gasho C.raxmaan Cirro.