Wasiirkii hore ee Cadaaladda Maamulka Soomaaliland ayaa si adag uga hadlay Heshiiska Imaaraadka ee Saldhiga Militeri ee Magaalada Berbera oo ay dhawaan sheegtay Xukuumadda Siilaanyo in ay la gashay Dowladda Imaaradka.
HALKAN RIIX DAAWO VIDEO
Wasiirkan oo arrimahaas si adag uga hadlaya isla arrintan ayaa hadaladiisa waxaa kamid ahaa“Heshiiska Berbera Ciida Gashay waa Dawladda Soomaaliya, Waxaa la inaga dhigay maamul Goboleed, oo Inagu Gacan ku haynta ayaanu Leenahay”
Wararka Horufadhi.com