Shiikh Adan Siiro oo ka mid ah Culimada Deegaanada Maamulka Somaliland Gaar ahaana Hargaysa ayaa Maamulka Muuse Biixi uga Digay Khatarta kasoo Wajihi Karta Dawlada Imaaraat-ka oo uu Aadan Siiro Sheegay inay Dawlada Badan Soo Afganbiday oo ay Baabiisay.
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Dawlada Imaaraat-ka ayaa Maamulka Somaliland Gacmo fara badan kula Jirta Waxaana mid ah Heshiiska Dakada Berbera Saldhiga Berbera iyo ArrimoKale.
