Wasiirka Wasaaradda arrimaha Dibadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Abshir Cumar Jaamac Haruuse ayaa shaaciyay in dowladda Federaalka ay dhawaan safaarad iyo Qunsuliyad guud...
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa xilkii ka qaaday Wasiirkii Wasaaradda Maaliyadda Maamulkaas Xasan Shire Abgaal, sidoo kalena magacaabay Wasiiro...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo kulan la qaatay Xogahayaha Qaramada Midoobey António Guterres ayaa kala hadlay gargaarka degdegga ah...
Maamulka Puntland ayaa kasoo horjeesatay Go’aan kasoo baxay Wasaaradda kalluumeysiga dowladda Federaalka Soomaaliya ee ku aadan in sharci-darro loo aqoonsanayo Kalluumaysi aan...
Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Jeneraal Odawaa Yuusuf Raage ayaa ka hadlay dagaal xoogan oo saacadihii lasoo dhaafay Ciidanka dowladda Federaalka iyo Al-shabaab...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad ka jeediyey Golaha loo dhanyahay ee Qaramada Midoobey ayaa soo bandhigay dadaallada Dowladda...
Wasiir kuxigeenka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Isaaq Maxamuud Mursal, ayaa ku qaabilay maanta Magaalada Muqdisho , Safiirka Jamhuuriyadda Shacbiga Shiinaha u...
Kulanka Golaha Wasiirrada ee maanta ayaa waxa ka soo baxay go’aamo dhaxalgal ah oo looga gol leeyahay in wax looga qabto xaaladaha...
Dowladda Imaaraatka Carabta ayaa usoo magacawday, Axmed Jumca inuu noqdo safiirka u fadhin doona dalka Soomaaliya. Safiir, Axmed Jumca ayaa ka mid...
Taliska Ciidanka Mareykanka ee qaarada Afrika ee AFRICOM ayaa faah faahin ka bixiyey duqeyn diyaaradeed oo 18-kii September ka geysteen Gobolka Hiiraan ...